Skip to content

Shirkadaha waweyn iyo hay'adaha

Three business people in discussion.

Talo iyo xal fudud oo wax tar leh

Waxaan shirkadaada usoo bandhigeynaa:

  • Talo ku saleysan shuruudadaada iyo baahidaada.
  • Qof xiriirkaaga oo u jajaban oo yaqaana adiga iyo shirkadaada
  • Si dabacsan oo balaaran ayaa lagu heli karaa dhamaan adeegga iyo alaabta kalad uwan ee Swedbank.
  • Qaybta Bangiga internetka ee Swedbank ee ku guuleysatay abaalmarinta iyo qaybta Bangiga Moobilka waa halka shirkadaada ay si habsami ah oo fudud ugu sameyn karto ka ganacsiga bangiga.

Talo qayb gaar ah

Waxaanu haysanaa khabiiro leh khibrad balaadhan oo dhammaystiran gudaha tiro qaybo kala duwan. Inaga oo adeegsanayno xiriirka shabakeena balaaran, waxaan ognahay caqabadaha qaybaha gaarka ah iyo baahida macamisheena ee muddada gaaban iyo muddada dheerba.

Waan ku caawini karna

Waxaan leenahay kooxo gaar u ah qayb kasta:

  • Bangiyeenta
  • Awoodda kororontada
  • Hantida maguurto ah
  • Daryeelka 
  • Caafimaadka
  • Warshadaha
  • Hay'adaha
  • Uruarada
  • Adeega
  • Isgarsiinta
  • Gaadhiisiinta

Adeega baleteega oo balaaran

Waxyaabaha kale waxaa kamid ah, waxaan bixinna adeegyo iyo talo oo ah meelaha soo socda:

  • Lacagaha howlgabka iyo Caymiska
  • Maalgelinta
  • Maalgashiga iyo Ganacsiga
  • Maaraynta khataraha
  • M&A iyo IPOs
  • Maaraynta lacagaha cadaanka
  • Ganacsiga Maaliyadda
  • Adeega elektroonika

Madoonaysa in aad ogaatid wax dheraad ah oo kusaabsan waxa uu Swedbank siiyo shirkadaha waweyn iyo hay'adaha? Aan kuu sheegna wax dheraad ah oo kusaabsan waxa aan bixinno! Wac +46-(0)8-585 900 00