Adeegeena digitaalka ah waa ay kuu fududanaysa in aad fiirisid xisabadkaada, aad lacag dirtid, aad bixisid qarashaadka oo aadna kor ka fiirisid kaydkaaga.
U wac bangiga -macamiisha
Waxaad ka xulan kartaa inta u dhaxeysa isku-adeegga ama adeega gaar ah halka aad la hadli kartid la taliye-waa ay furantahay 24 saac maalinti. Wac 0771-22 11 22 Sweden gudaheeda ama+46 (0)771-22 11 22dibadda wadanka.
Si aad telefoon ugu adeegatid bangiga waxaa lagaa rabaa in laguugu aqoonsada adiga oo adeegsanaayo lambarkaaga gaarka ah. Waxaad ka heleysaa lambarkaaga sirta ah marki aad booqatid faraca xafiskeena adiga oo adeegsanaaya barta intarneetka qaybta Telefonbanken. Waxaad sidoo kale aqoonsi kuu noqon kara BankID.