Guri iibsashada

Women an children standing on ladders painting house.

Waxaad halkaan ka helaysa maclumaad muhiim ah oo kugu caawini karo sida aad u dhammaystiri lahayd iibsashada guriga.

  1. Ma awooda?

    Waxaan kugu caawini karnaa qiyaasta beeca guriyaha si aad u ogaatid inaad awoodi kartid. codso daynsiga guriga hore loo ansixiyay markaana waxaad diyaar u tahay aad heshid guriga aad kuriyoon jirtay.

  2. Marki aad heshid gurigaaga

    Haddii aad mar qur ah heshid gurigaaga, la soo xiriir bangiga, xitaa haddii aad horay u heshay heshiis amaah si aad u codsatid qalab hadda mesha yaala. Haddii aad iibsanaysid guri, bangiga waxaa uu kaa cawinayya xisaabinta qarasha galaaya diwaan galinta dhulka iyo warqadda daynsigaa.

  3. Tijaabi guriga

    Waa muhiim in aad si taxadar kujiro u baartid guriga aad iibsani rabtid si u ogaatid inaanay jirin khaladaad qiimaha ah oo qarsoon. Dilaallkaaga ayaa kaa caawin kara in uu keeno baare sameeya qiimayn xirfadeeysan. Markaad iibsanaysid xuquuqda mulkiilaha kiraystaha, waa muhiim in aad fiirisid dhaqaalaha ururka.

  4. Marka aad go'aan qaadatid

    Marka aad beeca ku heshisaan adiga iyo iibiyaha, waxaad qoraysaa warqad heshiis iib ah adiga oo uu kula joogo dilaalka. Waxyaabaha ay ka koobnanayso warqadda heshiiska waxaa ka mid ah beeca wax lagu iibsaday, horumarinta la bixiye iyo tariikhda la helay wixi la iibsaday. isla waqtigaan ayaa horumariska la dhiibaya, waxay badanaa noqota 10% beeca iibka. Waad naga qaadan kartaa lamaaha lacagta horumarinta, balse waa qasab in la bixiyo marka aad guriga qaadatid, waa mudda aan kabadnayn lex bilood. Hadii aadan iibsanin adiga oo adeegsanaayo dilaal, waxaan ku siini karna talo qareen anaga oo adeegsanayno JuristbyrÄn-ka.

  5. Damiinka amaahda

    Haddii aad iibsatid guri, bangiga wuxuu kaa cawinayaa inaad heshid warqadda daynsiga guriga (2% qadarka amaahda) haddii aad rabtid inaad u amaahatid iibka oo adna codsatid diwaan galinta dhulka (waa 1.5% ee qiimaha iibka) si aad u diwaan galisid in aad adiga leedahay. Haddii aad iibsatay guriyaha ay xaq kuleeyihiin milkiilayaasha, bangiga waxaa uu kugu cawinayaa in uu kuu diwaan galiya guriyaha ay xaq kuleeyihiin milkiilayaasha uruka dhismaha.

  6. xasuuso caymiska.

    Waxaan kugu caawini karnaa mid kamid ah caymiska guri ee suuqa ugu wanaagsan.

  7. Helitaanka

    Adiga iyo qofka iibinaayaba waxaad kulmaysaan maalinta la heli kara. badanaa (waxaa laisku arkaa) xafiiska dilaalka. Warqadda iibka ayaa la saxiixaa haddii aad iibsanaysid guri. Amaahdaada waa la bixinayaa lacagta horumariskana waa la celinayaa , islamarkaasna bangiga waxaa uu xaqiijinayaa in wixii amaah ah oo lagu leeyahay qofka iibinaayana la celiyay.