Sanadaha ugu muhiimsan

1820 Bankiga kaydka Sweden waxaa lagu aasaasey Gothenburg. Fikradda guud wuxuu ahaa in dadka caadiga ah lagu dhirrigeliyo inay lacag muddo dheer keydsadaan.
1915 Ururka amaahda beeraha ugu horeeya ee Sweden ayaa lagu aasaasey Västerhaninge si xilligaas loo caawiyo beeralayda dhibaato ku qabey inay amaah ka helaan bankiyada caadiga ah ee wakhtigaas.
1974
Ururka amaahda beeralayda wuxuu magacooda u beddeley Föreningsbanken.
1997
Sparbanken iyo Föreningsbanken ayaa midoobay oo noqday Föreningssparbanken.
2005
Hansabank wuxuu qayb ka noqday Föreningssparbanken.
2006
Föreningssparbanken wuxuu magacooda ku beddeley Swedbank.