Swedbank waa bangi casri ah oo taariikhda dheer ku leh taariikhda bangiyada kaydka Swedish-ka. Waxaan xiriir la leenahay qiyaas ahaan 7.3 milyan oo macaamiil gaar ah iyo qiyaas ahaan 547,000 macaamiisha shirkadaha.
Waxa ay taasi naga dhigaysaa bangiga Sweden ugu macaamiisha badan sidoo hore hormoodka in Estonia, Latvia iyo Lithuania.
Sida bangiga weyn, waxaan qayb muhiim ka nahay nidaamka dhaqaale oo aan ka ciyaarnaa door muhiim ah bulshooyinka maxalliga ah, taas oo firfircoon. waxaa naga go'aan ah horumar maliyadeed oo nuxur leh oona waarta, taas ma aha oo kali ah mid loga tira galay macamisheena balse bulshada guud.